Maayarka Degmada Gabiley Oo Shaaciyay In Uu Markale Usharaxan Yahay Golaha Deegaanka”Daawo Muuqal
January 26, 2021 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Maayarka Magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa shaaciyay in uu usharaxan golaha deegaanka Degmada gabiley markale doorashada soo socota
Sidoo kale maayar amiin ayaa faah faahin ka bixiyay Waxyaabaha ku dhaliyay in uu markale isku soo taago golaha deegaanka gabiley,