Midowga Africa Oo Ka Hadlay Xiisada Udhexaysa Somaliya Iyo Kenya.
January 27, 2021 - Written by admin
Muqdisho(BErberatoday.com)-Midowga Africa ayaa ka hadlay xiisada colaadeed ee udhaxaysa Kenya iyo somaliya oo sii cakirmaysa
Sidoo kale midowga Africa ayaa labada dal ugu baaqay in ay khilaafka udhexeeya wada hadal ku dhameeyaan,