Barlamaanka Dalka Turkiga Oo Ansixiyey Qaraar Lagu Kordhinayo Hawlgalka Ciidamadeeda Ku Sugan Xeebaha Somaliya.
January 28, 2021 - Written by admin
Ankara(Berberatoday.com)-Baarlamanka waddanka Turkiga, ayaa ansixiyay Qaraar ku saabsan, in mudda sannad ah lagu kordhiyo Hawlgalka Ciidamada Turkiga ee ku sugan xeebaha Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed.
