Wasiir Hore Oo Ka Hadlay Doorashooyinka Soo Foolka Leh Iyo Muddo-kordhinta Aan Weli dhamaanin Ee Wakiillada
January 29, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdi Siciid Faahiye oo Xukuumaddii hore ee Axmed-Siilaanyo ka soo qabtay xil wasiirnimo ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka ee la filayo inay sannadkan dhacaan, wakhtiga ay cayimeen Komishanku iyo go’aanka laga sugayo Guurtida.