berberatoday.com
Maareye Kuxigeen Cusub Oo Wakaalada Biyaha Berbera Loo Soo Magacaabay
January 30, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada khayraadka Biyaha Maxamed Muuse Diiriye ayaa usoo magacabay Maareye Kuxigeenka Wakaalada Biyaha Berbera Abokor Bile Isxaaq Oo Ka Tanaasulay Musharax Gole Deegaan Ee Degmada Berbera laba todobaad ka hor.

Abokor Ayaa Utanaasulay Oo Booskiisii Musharaxnimo Ee Xisbiga Kulmiyena Ku Wareejiyay Ganacsade Axmed Cabaade Weyd Ay Isku Sidkanaan Doonaan Musharax Golaha Wakiilada

Hersi Abdillahi Hersi
Maareye Muxigeenka Xilka Laga Qaaday Waa Sacad Kabtan Ducaale.
Halkan Hoose Ka Akhri Waraaqada Magacaabista
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews