Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Oo Madaxwaynaha Jabuuti Ugu Baaqay In Uu Ka Shaqeeyo Aqoonsiga Somaliland
January 31, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee golaha wakiilada Somaliland xildhibaan Axmedyasiin Sheikh Cali Ayaanle ayaa ka hadlay codsi dawlada Somaliland ugudbisay madaxwaynaha dalka jabuuti oo ay aga dalbatay in uu kala shaqeeyo ictiraaf raadinta madaxbanaanida Somaliland