Xisbiga Kulmiye Oo Aqbalay Musharaxnimada Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Markale Usharaxan Golaha Deegaanka.
January 31, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaanka xisbiga kulmiye ayaa aqbalay in Cabdiraxmaan maxamuud caydiid oo markale noqda mushar Utaagan doorashada golaha deegaanka caasimada hargaysa ee Uu hada maayarka ka yahay.
