Alshabaab Oo Sheegatay Qaraxii Dadka Badan Ku Dhinteen Ee Magaalada Muqdisho Iyo Cida Ay Ku Beegsanayeen.
February 1, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xarkada Al-shabaab ayaa sheegtay in ay iyagu ka danbeeyeen weerarkii Hotel Afrik ee Muqdisho ujeedada weerarkuna Ahayd dilka General Maxamed Nuur Galaal, oo ay sheegeen inay raadinayeen mudo 13 sano ah.
Al-shabaab ayaa General Galaal ku eedeysay in uu lahaa maskaxdii lagu dilay Aadan Xaashi Ceyrow oo kamid ahaa hogaamiyayasha Alshabaab iyo diyaarinta dagaalo ka dhan ahaa meelo ay ka dagaalamayeen sida gobolada dhexe.