Beesha Abokor Ciise Iyo Musharixiintoodii Oo Iskaga Baxay Xisbiga Kulmiye, Kana Hilaacay Wadani”Daawo Muuqal
February 1, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Beesha Abokor ciise ee degta gobolka saaxil ayaa gabi ahaanba iskaga tagtay xisbi xaakimka kulmiye kadib markii ay kala kulmiyeen farogalin iyo in musharixiintoodii la caqabadeeyo.
