berberatoday.com
Dagaal Khasaare Ka Dhashay Oo Ka Dhacay Deegaanka City Ee Soomaalida Itoobiya
February 1, 2021 - Written by admin

Jigjiga(Berberatoday.com)-Degaanka Ceydal oo ka tirsan gobolka City ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in ay dirir ku dhex martay ciidamo ka tirsan Canfarta iyo xoola dhaqato ku nool deegaankaas.

Dagaalka oo la sheegay in uu ka dhashay khasaare naf iyo maalba leh.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ciidamada canfarta iyo maleeshiyaad ay weerar ku qaadeen dad xoolo dhaqata ah isla markaana ay laayeen dad kale.

Diiriye Maxamed oo ka mid ah odayaasha deggan deegaanka uu dagaalka ka dhacay ayaa sheegay inay socdaan dadaallo lagu xallinayo xiisadda saameysay labada dhinac.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews