Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Qarax Ka Dhacay Muqdisho Uu Ku Dhintay General Galaal Iyo Dadkale”Daawo Muuqal
February 1, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ayaa ka hadlay qarax dad badani ku dhinteen oo ka dhacay magaalada muqdisho
Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa ka hadlay geerida gen galaal oo kamid ahaa dadkii ku nafwaayay qarixii huteel afric ee magaalada muqdisho,