berberatoday.com
Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Ka Qeybgalay Salaada Jinaasada Alle Ha Unaxariistee General Maxamed Nuur Galaal
February 1, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo xubno ka tirsan labada Golle ee dowladda ayaa ka qeybgalay salaada Jinaasada alle ha u naxariisteen Gen Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ahaa dadkii lagu dilay weerarkii Hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho.

Marxuumka salaadda lagula tukaday Masjidka Isbaheysiga ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda lagu aaso degmada Guri-ceel ee gobolka Galguduud kaddib markii ay sidaa codsadeen ehelada marxuumka, hasse ahaatee sagootinka meydkiisa ayaa loo sameeyay maamuus heer Qaran ah

Jeneraal Galaal ayaa ka mid ahaa saraakiisha fara ku tiriska ah ee aqoonta ballaadhan u lahaa arrimaha ciidamada muddo dheerna la soo shaqeeyay dowladdihii militariga aheyd ee Soomaaliya, isaga oo muddadii uu noolaa ku biiriyay aqoontiisa ciidan dhisidda dowladdihii dalka isaga danbeeyay burburkii kaddib.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida marxuumka oo uu ku tilmaamay in uu ahaa halyeey Qaran.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews