Dab Xoogan Oo Ka Kacay Kaymaha Buurta Daalo Ee Gobolka Sanaag Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
February 5, 2021 - Written by Berbera Today
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Wararka ka imanaya gobolka sanaag ayaa sheegay dab xoogan ayaa habeenkii xalay ka kacay buurta daalo kaasi oo khasaare balaadhan gaystay.
