berberatoday.com
Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Oo Sheegay In Aanay Marnaba Aqbalay Mudo Korodhsi Loo Sameeyo Xukuumada Farmaajo.
February 5, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Sheikh Shariif ayaa ka hadlay Khilaafka ka taagan doorashooynka Somaliya iyo shirka madaxda dawlada fadaraalka  somaliya iyo Maamul goboleedyada uga socda magaalada dhuusamareeb.

Sidoo kale Ex madaxwayne sheikh shariif ayaa sheegay in Saamilayda somaliya qaybo kamid ah laga qaybgali shirka Isagoo xusay sida shirka looga hor istaagay gudoomiyaha aqal Sare Cabdi xaashi oo isagu matalaya gobolada waqooyi oo uu Sheegay in madaxwayne farmaajo takooray gobolada waqooyi Dadka kazoo jeeda

Dhana kale ex madaxwayne sheikh shariif ayaa sheegay in aan marnaba la aqbali doonin mudo kordhsin loo sameeyo xukuumada farmaajo oo wakhtigeedii dhamaaday.

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews