Maayar Maxamed Amiin ayaa wax laga waydiiday musharaxnimadiisa markale ee golaha deegaanka gabiley iyo rajada uu ka qabo in dib loosoo doorta
Sidoo kale Maayar amiin ayaa ka hadlay go,aankii golaha guurtidu ku taabaceen wakhtiga komishanku ucayimay doorashada iyo doorka uu ku leeyahay madaxwayne biixi in ay suurto gasho.