“Xisbiga kulmiye Wuxuu Qaatay Musharixiinta Sedexda Reer Ee Ugu Waawayn Jibriil Abokor, Taasina Waxay Kuu Cadaynaysaa In Aanu Dan Ka Lahayn, Reerihii Kale”Xildhibaan Mustafe Sayid”
February 6, 2021 - Written by Berbera Today
Gabiley(Berberatoday.com)-Xildhibaan Mustafe Sayid Abokor oo katirsan golaha deegaanka degmada Gabiley ayaa ka hadlay khilaafka ka tagaan musharixiinta beeshiisa iyo sida xisbiga kulmiye uu uxushay musharixiinta golaha wakiilada ee beesha jibriil abokor oo uu sheegay in ka qaatay sedex reer kala uu kuwii kalena ka maarmay
Sidoo kale xildhibaan mustafe ayaa shaaciyay in uu markale usharaxan yahay golaha deegaanka gabiley