berberatoday.com
Gudoomiye Faysal Oo Gaadiidlayda Iyo Muruq-maalka Magaalada Wajaale Ubalan Qaaday Inuu Kala Hadli Doono Ganacsadaha Ay Ka Cabanayaan”Daawo Muuqal
February 8, 2021 - Written by Berbera Today

Wajaale(Berberatoday.com)-Toddobaadyo ka hor, waxa Gaadiidleyda Wajaale ka soo daabula Khudaarta laga keeno dhinaca dalka Itoobiya ay cabasho xoog leh ka muujiyeen in Muwaadiniin reer Somaliland ahi ka shaqaynayaan sidii Gaadiidka Itoobiya Oo ay wadaan dad ajaanib ahi ugu  samayn lahaayeen Taarikada Somaliland, si ay iyagu khudaarta toos ugu geeyaan Gobollada Somaliland.

Hadaba Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe oo Shalay tagay Magaalada Wajaale, ayaa kulan la yeeshay Gaadiidlayda Magaalada Wajaale ka soo qaada Khudaarta Itoobiya laga keeno ee hore cabashada Warbaahinta u mariyey.

Faysal, ayaa Gaadiidleyda kala sheekaystay cabashadii ay qabeen, waxaanu u ballan-qaaday inuu arrintaa kala hadlayo Muwaadinka laga cabanayey oo ah Mulkiillaha Shirkadda Sagal Jet cabdi Yuusuf Aar, si uu xal ugu raadiyo cabashadooda.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews