Qaramada Midoobey Iyo Dawlada Itoobiya Oo Ku heshiiyay In Gargaar Lasiiyo Shacabka Tigray-ga
February 8, 2021 - Written by Berbera Today
Addis Ababaa(Berberatoday.com)- Madaxa ha’yadda cuntada ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay inay heshiis la galeen dowladda Itoobiya si loo ballaahdiyo howlaha gargaarka loogu fidinayo shacabka ku nool shacabka gobolka Tigray si shaqaalaha gargaarka loogu ogolaado inay gaaraan halkaas.
