Abwaan Xasan Dhuxul Oo Si Rasmi Ah Ushaaciyay In Uu Sharaxan Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi Jeex.
February 9, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax) Oo kamid ah bawaanada dhalinyarada ah ee ugu Caansan Gayiga somalida guud ahan yaa manta si rasmi ah Ushaaciyay in Uu usharaxan yahay doorashada golaha wakiilada Ee Gobolka Maroodi jeex.
