berberatoday.com
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabay Laba Musharax Oo Kasoo Jeeda Jufada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xisbiga Ucid Iska Sharaxay
February 9, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa maanta xabsiga utaxaabay labada musharax ee Kala ah Raage oo usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex  iyo Maxamuud oo usharaxan golaha deegaanka hargaysa kana sharaxan xisbiga ucid kuwaasi oo laga soo xidhay deegaanka garabis Ee gobolka maroodi jeex oo ay ku qabsanayeen munaasibad duco ah islamarkaana ah deegaanka ay kasoo jeedaan,

Sida ay oo sheegeen dadka deegaanka oo goobta musharixiinta laga soo xidhay ku sugnaa Ciidamo boolis ah oo xukuumada saaka gaysay deegaanka garabis ayaa laba musharax gacanta kusoo dhigay xili ay ku gudo jireen munaasibad xoolo ay ku qaleen ismarkaana ay ku sugnaayeen dadka deegaanka

Xadhiga labadan musharax oo kasoo jeeda beesha madaxwayne biixi ayaan loo marin dariiq sharciya kuwaasi oo hada ku xidhan magaalada hargaysa.

Wixii kasoo kordha cida amartay xadhiga usharixiintan  kala soco wararkeena danbe

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews