berberatoday.com
Maayarka Gar-adag Oo Ka Hadlay Aragtidiisa Ku Wajahan Kulankii Madaxweynaha Iyo Badhasabbada
February 11, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka Degmada Gar-adag Faarax Aadan Ciise, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan kulankii uu Madaxweynuhu la yeeshay Maayarrada iyo Badhasaabbada Gobollada isla-markaana uu kaga hadlay ilaalinta hantida ummadda, maadaama lagu guda jiro wakhti kala guur ah oo Doorashooyin la galayo.

Maayarka Degmada Gar-adag Faarax Aadan Ciise oo la soo xidhiidhay Wargeyska  Geeska Afrika ayaa ugu horeyn hadalkiisa ku bilaabay “Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, wuxuu noo jeediyey khudbad aad u qiimo badan, waxaanu noo soo jeediyey tallooyin muhiim ah, run ahaantii Madaxweynaha waxaa ka go’an inay dalka ay ka dhacaan Doorashooyin, kuna dhacaan wakhtiga loo cayimay, sidaas awgeed waa Madaxweynihii ugu horeeyey ee kulankan oo kale qabta, tallooyinkan oo kalena soo jeediyey, Madaxweynaha waxaan uga mahadnaqayaa tallooyinka uu ka soo jeediyey ilaalinta hantida umadda, maadaama Doorashooyin la galayo, masuul kasta oo musharaxa ah Maayar ha ahaado, ama Maayar ku-xigeen ha ahaado ama Xildihbaan hadda jooga ha ahaado, inuu ilaaliyo hantida umadda ayaa loo baahan yahay”.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews