berberatoday.com
Xukuumada Oo Xabsiga Madheera Udhaadhicisay Labadii Musharax Ee Xisbiga Ucid Iyo Waxgaradka Beeshooda Oo Madaxwayne Biixi Fariin Culus Udiray!
February 11, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada booliska ayaa manta xabsiga madheera dhaaciyay labadii musharax ee dhawaan laga soo xidhay deegaanka garabis kuwaasi oo ka sharaxnaa xisbiga ucid ismarkaana aanay jirin wax dambi ah oo lagu helay.

Sidoo kale waxgaradka beesha reer samater ee ay kazoo jeedaan labada musharax ah ayaa ka hadlay xadhigooda iyo xafladii ay qabsanayeen  maalinta bari oo lag horjoogsaday huteelkii.

Dhanka kalehaweenka iyo dhalinyarada ay kazoo jeedaan musharax raage iyo maxamuud ayaa fariin culus udiray madaxwayne biixi oo ay ku eedeeyay in uu isagu xadhigooda ka danbeeyo.

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews