berberatoday.com
Haayada Shaqaalaha Somaliland Oo Awaamiir Kasoo Saartay Qofka Shaqaalaha Dawlada Katirsan Ee Doonaya In Uu Isa Sharaxo!
February 12, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Farxaan Aadan Haybe, ayaa sheegay inaan la ogolayn in Shaqaalaha Dawladdu ay ka mid noqdaan Musharraxiinta ka qayb-galaya doorashada Goleyaasha Wakiillada iyo deegaanka.

Guddoomiye Farxaan Aadan Haybe oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Xafiiskiisa Hargeysa, ayaa sheegay in Xubnaha Shaqaalaha Dawladda ee damacu ka hayo inay Xisbiyada ka mid noqdaan si ay isugu sharraxaan doorashada Goleyaasha Wakiillada iyo deegaanka looga baahan yahay inay iska casilaan shaqada ay ka hayaan Hay’adaha kala duwan ee Dawladda.

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaaluhu wuxuu sheegay in xeerka Shaqaaluhu aanu ogolayn in Qof ka mid ah Shaqaalaha Dawladdu uu ka mid noqdo Xisbi, isagoon iska casilin shaqada uu Qaranka u hayo, isagoo si gaar ah farriin ugu diray xubno Shaqaale Dawladeed ah oo isu sharraxay Goleyaasha Wakiillada iyo deegaanka.

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews