Suldaankii Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Goordhawayd Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
February 13, 2021 - Written by admin
Alle ha,Unaxariistee Waxaa goordhawayd Magaalada Hargaysa ku geeriyooday Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ahaa suldaankii guud ee Beelaha Somaliland.
