berberatoday.com
Abwaan Weedhsame Iyo Nuxurka Hadalkii Uu Ka Jeediyay Bandhiga Suugaaneedkii Abwaan Abees.
February 14, 2021 - Written by admin

“Waxaan Ku faraxsanahay In Cabdiraxmaan Abees, Isdhiibi Waayay In Halkii Lays Yidhi Mariya La Marin Kari Waayay”Abwaan Weedhsame

Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” Oo ka Qaybgalay Bandhig suugaaneed uu habeen xalay huteel Maansoor ee magaalada hargaysa ayaa soo dhaweeyay Maansooyinka uu abwaan abees soo bandhigay iyo sida loogu Baahan yahay in ay bulshadu umidoobaan dankooda.

Sidoo kale abwaan weedhsame ayaa farta ufiiqay shakhsiyaad abwaan cabdiraxmaan abees markii hore la socday basle markii lagu shirqoolay shirkii kulmiye ee boorama kadib dano raacnoqday.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews