berberatoday.com
Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Axmedyaasiin Sheekh Cali Ayaanle Oo Shaaciyay In Uu Ku Biiray Iskana Sharixi Doono Xisbiga Wadani Kana Baxay Kulmiye!
February 15, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad Golaha Wakiiladda Somaliland Axmedyasiin Sheikh Cali Ayaanle ayaa Caawa shaaciyay in uu ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee Wadani islamarkaana uu salaasada qaban doono munaasibada Uu ku biiraya isagoo hore uga mid ahaa xisbi xaakimka kulmiye Oo kamid ahaa xubnaha golaha dhexe.

Gudoomiye kuxigeenka golaha wakiilada Axmedyaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa sidaasi ku sheegay qoraal uu caawa ku Baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebook wuxuna udhignaa Sidan”

Bismilaah Raxmaani Raahiim.

 “Aniga oo ah Mud. Ahmed Yaasiin Sh. Ali Ayaanle Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee golaha wakiilada jsl, waxaan halkan ka wargelinayaa dhamaan shacabi weynaha Jamhuuriyada Somaliland, kadib markii aan la tashi badan sameeyay,

waxa aan go’aansaday aniga  iyo tageerayaasheyduba in aan ku biirno Xisbi Weynaha Heer Qaran ee Wadani taasi oo bandhigeedu yahay malinta salasada ee taariikhdu tahay 16ka bishan February 2021 .

Alla Mahad Leh

Go,aanka uu gudoomiye kuxigeenka golaha wakiilada Somaliland Axmedyaasiin sh, Cali Ayaanle kaga baxay xisbiga kulmiye ayaa la sheegay in uu yimid kadib markii loo diiday in uu xisbiga kulmiye iska sharaxo xubnaha utartamaya golaha wakiilada gobolka awdal oo uu isagu doonayo in uu markale isa soo sharaxo waana sobobta keentay xiligan in uu ku biro xisbiga mucaaridka ah ee wadani

WIXII KASOO KORDHA SOBOBAHA AXMEDYAASIIN SH CALI AYAANLE UGA HULEELAY KULMIYE IYO CIDA KAGA AWOOD BADATAY XISBIGII UU TACABKA SOO GALIYAY DAAQADA LAGA TUUR KALA SOCO WARARKEENA DANBE

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews