berberatoday.com
Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Soo Saartay Wareegto Lagu Xakameynayo Kharshiyaadka Iyo Hawlgalada Maamul Ee Mayarada 23-ka Degmo Doorasho
February 15, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada Arrimaha Gudaha Jamuuriyada Somaliland Oo Wareegto iyo Amaro Lagu Xakamaynayo Kharashaadka iyo Hawlgalada Maamul Ee 23 Degmo Doorasho Ee Dalka kusoo Rogtay Mayirada Iyo Gudoomiyayaasha Degmooyinka Somaliland
Wareegtadani Oo ka dhalatay Kulankii Madaxtooyada Ku dhexmaray Gudoomiyayaasha Gobolada iyo Mayarada Magaalooyinka Waa weyn Ee Somaliland ah mid lagu dhaqmayo Xiliga Kalaguurka Ee Dalka galay
Wareegtadani oo ka kooban 10 Qodob ayaa ah mid lagu Jaangooyey Shaqooyinka Ay Dawladaha Hoose u hayaan Qaranka, taasi oo lagu Xakamaynayo Awoodaha Mayarada , waxaana Ilaalinta iyo Fulintiisa Awaarmiirtani loo Xilsaaray ah hayado gaar ah oo shaqooyinkaasi ku kormeeraya Dawladaha Hoose inta Ay Xilka la wareegayaan Golayaasha Cusub Ee la soo doortay Ee Degmo Doorashooyink Dalka Somaliland waxaana hayadaasi kamid ah Gudoomiyayaasha Gobolada Somaliland Iyo Hanti dhowrka Qaranka iyo Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryeynta Somaliland
Halkan Hoose Ka Akhriso Qoraalka Wasaarada Arimaha Gudaha Ka Soo Baxay
berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews