Madaxwaynaha Dalka Turkiga Eedo Culus Ujeediyay Maraykanka
February 16, 2021 - Written by admin
Ankara(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dalka turkiga Rajib Dayib ordugan ayaa eedo culus ujeediyay dalka maraykanka isagoo sheegay in uu taageerayo kooxa xagjirka ah ee kuurdiyiinta