Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Hargeysa Wax Ku Noqonayso In Beel Walba Iska Sharraxdo Doorashada Baarlamaanka
February 17, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Caasimadda Hargeysa tahay Magaalo la wada leeyahay, sidaasi darteed Cid kastaa iska sharraxi karto doorashada Baarlamaanka.