berberatoday.com
“Madaxwaynaha Waxaanu Leenahay Jooji Faro Galinta Aad Ku Hayso Doorashada, Iyo Musharixiinta Beeshaada Kasoo Jeeda Ee Qaarna La Xidh Xidhay, Kuwo Kalena Loo Diiday….”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe
February 18, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali Waraabe oo ka hadlay munaasibad uu xisbiga ucid ku aqbalay laba musharax oo wakiilada iyo deegaanka gobolka maroodi jeex oo ay soo xushay beesha Ayuub sheikh isaxaaq ayaa madaxwaynaha Somaliland muuse biixi ku eedeeyay in uu faro galin ku hayo doorashada gaar haan musharixiinta kazoo jeeda beeshiisa oo uu laba kamid ah  xidhay halka musharax kale oo xisbiga ucid katirsan loo diiday warqadii danbi la,aanta

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa ka digay faro galinta uu madaxwaynuhu ku hayo doorashada oo uu sheegay in halis laga dhaxli karo

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews