Ciidanka Dawlada Farmaajo Oo Rasaaseeyay Dibad-baxayaal Ay Ex Ra.isul Wasare Xasan Cali Khayre Iyo Siyaasi Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Hogaaminayeen
February 19, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas lagu furay koox dibad baxayaal ah oo ay hogaaminayeen qaar ka mid ah musharaxiinta mucaaradka iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka wakhtigiisa dhamaaday.