Maxkamada Sare Ee Dalka Itoobiya Oo Laashay Racfaanka Jawhar Maxamed Iyo Siyaasiyiin Kale Ee La Xidhan.
February 24, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Maxkamadda sare ee dalka Itoobiya oo maanta dhageysatay Racfaan Jawr Maxamed iyo Siyaasiyiinta kale ee la xiran ay soo jeediyeen oo ku saabsanaa adeeg caafimaad oo gaar ah in loo oggolaado ayaa racfaanki diidday.
