Siyaasi Cali Guray Oo Kabaha La Dulmaray Wasiir Cismaan Dube, Naanays Cusubna Ubixiyay”Daawo Muuqal
February 24, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi cali maxamed yuusuf (cali guray) oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka hadla xaaladaha ka taagan geeska Africa iyo yagiga Somaliland ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka warfaafinta somaliya Cismaan dube isagoo taageeray raali galin uu ka bixiyay boqor buurmadow hadalo uu ku duray Emaaraadka.
Siyaasi cali guray ayaa naanays cusub ubixiyay wasiir cismaan dube isagoo beelaha Hawiyana fariin udiray