Maxbuus 20 Sano Ku Xidhnaa Jeelka Hargaysa Oo Ururka Kaalmee Kuwani Soodaayay
February 27, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxbuus 20sano ku xidhaan jeelka hargaysa ayaa manta dib uhelay xoriyadiisii kadib markii uu sidii loosii daynlahaa uu ka shaqeeyay Cabdimaalik Muuse Coldoon