Ururka Qareenada Somaliland Oo Shaaciyay Wakhtiga La Qabanayo Shirwaynaha Ururka!
February 28, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida qaban qaabada shirwaynaha 5aad ee ururka qareenada somaliland ee solla ayaa shaaciyay wakhtiga la qabanayo shirwaynaha ururka qareenada iyo goobta lagu qabanayo.
