Laba Dhalinyaro Ah Oo Magaalada Muqdisho Lagu Dilay
March 1, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay Labo dhalinyaro ah oo maanta rag hubeysan toogasho ku dileen gudaha Suuqa Bakaaraha magaalada Muqdisho.
Dhalinyarada toogashada lagu dilay ayaa magacyadoo lagu kala sheegay Cali Axmed Xasan iyo Ismaaciil Axmed Siyaad, waxaana warar soo baxaya sheegayaan in ay ka tirsanaayeen ciidanka nabadsugida kuwooda loo yaqaan dhar cadda.
Laba Dhalinyaro ee lagu Dilay Magaalada Muqdisho