Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Aanu Jirin Wasiir Kaliya Oo Ku Haboon Shaqada Loo Igmaday.
March 6, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa sheegay in ay isku milmeen haayadihii gorsoorka iyo xukuumadii Sidoo kale gudoomiye Faysal ayaa dhaliilay wasiirada xukuumada madaxwayne biixi