berberatoday.com
Mo Faarax Oo Ka Hadlay Tartanka Orodada Caalamiga Ee Dhacaya Dalka Jabuuti”Daawo Muuqal
March 6, 2021 - Written by admin

Jabuuti(Berberatoday.com)-Orodyahanka Caalamiga ah Mo Faarax islamarkaana ay hore dawlada jabuuti ugu magacowday xil sharafeed safiir ah oo ku sugan magaalada  jabuuti ayaa ka hadlay tartanka orodada ee ay dalka jabuuti marti galinayso kaasi oo ay ka kasoo qaybgaleen 17dal oo ay jamhuuriyada somaliland kamid tahay.

Sidoo kale orodyahan mo faarax ayaa ka waramay doorkii ay dhalinyaro badan oo reer jabuuti ahi ku lahaayeen oradada caalamka iyo magaca ay usoo jiideen dalkooda.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews