berberatoday.com
Ganacsade Somaliya Oo Goordhaweyd Lagu Dilay Tuulada Khayelitsha Ee South Africa
March 7, 2021 - Written by admin
Capetown(Berberatoday.com)-Cabdi Cali Maxamed(Maalin) Maalin, oo 29-sano jir ahaa, ayaa ALLAHA u Naxariistee Saacad kahor lagu toogtay Dukaankiisa oo ku yaalla Tuulada Khayelitsha (Site B) oo ka tirsan Magaalada Cape Town ee Dalkani Koonfur Afrika, sida uu goordhow xaqiijiyey Muuse Cali Mohamed(Maalin) oo ay Walaalo yihiin Marxuumka la dilay.
Dilka, ayaa dhacay kadib markii Koox hubaysan ay gudaha u galeen ayna Ganacsade Cabdi ku fureen Rasaas xoog leh oo sababtay geeridiisa, waxayna dhaceen Dukaanka, kadibna waa ay baxsadeen kahor intaysan Boolisku imaanin goobta.
Xog aan halayna waxa ay xaqiijinaysaa in Weerarkan loo aanaynayo isku dhac iyo khilaaf xooggan oo Tuugada Xaafadda ka dhex aloosnaa mudooyinkan dambe.
Ciidanka, ayaa sheegay inay baarayaan falkan arxan darada ah, inkastoo baaritaanada Booliska ay natiijo la’aan ku dhamaadaan intooda badan, waxaase xusid mudan in haddii Ganacsatada Soomaalida ay la shaqeeyaan Askarta ay fududaan karto in gacanta lagusoo dhigo gacan ku dhiiglayaasha, sida ka dhacday Magaalada Port Elizabeth oo intooda badan lasoo qabtay dhagarqabayaashii ka dambeeyey dilalkii ugu dambeeyey ee halkaasi loogu gaystay Muwaadiniinta Soomaaliyeed.
WIXII SOO KORDHANA ILA SOCDA 24/7
©️

Abdulrazak IndhaJaceyl – Mr Update
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews