General Nuux Ismaaciil Taani Oo Ka Hadlay Tabashada Ciidamada Qaranka Iyo Fariinta Uu Udiray Dad Usheegay In Ay Arintooda Siyaasadaynayaan”Daawo Muuqal
March 7, 2021 - Written by admin
Tukaraq(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani iyo wafti uu hogaaminayo o kormeer ku maraya jiida hore ee fadhiisimada ciidamada qaranka Somaliland ee gobolada sool iyo Sanaag ayaa ka hadlay tabashada maalmihii udanbeeyay kazoo yeedhay ciidamada qaranka ee jiida hore.

