Faah Faahinta Kasoo Baxday Khasaaraha Ka Dhashay Dab Qabsaday Dhismaha Maxadka Daarul Dacwa Oo 48 Ruux Kudhaawacmeen
March 8, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka dabdamis iyo maayara caasimada Ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha uu sobobay ka dab qabsaday madarasad quraanka ee daarul culuum oo sobobay dhaawac 48qof iyo mid hantiyeed.
