berberatoday.com
Iskuullada Mareykanka Oo Badankooda Dib Loo Furayo Bishan
March 8, 2021 - Written by admin

Washington(Berberatoday.com)-Badi dugsiyada waxbarashada ay dawladdu maamusho ee dalka Maraykanka oo xidhnaa muddo sanad ah ayaa ardaydu ay dib ugu noqonaysaa fasalladii ay wax ku baranayeen.

Bishan March ayay ardayda badankoodu dugsiyada dib ugu noqonayaan, iyaga oo wajahaya xeerar iyo habraacyo cusub oo ka duwan sidii hore, oo loo soo rogay sabab la xiriirka cudurka COVID-19.

Dugsiyada ayaa badankood la xidhay sanad kahor kadib markii caalamka uu ka dillaacay cudurka, waxaana kadib waxbarashada lagu qaadanayey hab online ah.

 

 

 

Xigasho VOA Somali

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews