Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Caawa Cisbitaalka Hargaysa Ku Booqday Adaydii Ku Dhaawacantay Dab Qabsaday Madarasad Quraan.
March 8, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka somalilanad Cabdiraxmaan Saylici ayaa caawa cisbitaalka hargaysa ku Booqday 48qof oo ku dhaawacmay dab Ka kacay madasarada Daarul dacwa oo ku taala agagaarka jeelka wayn ee magaalada Hargaysa.
