Madaxweynaha Eritrea Iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Safar Lama Filaan Ku Tagay Dalka Koonfurta Suudaan.
March 8, 2021 - Written by admin
Jubba(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki iyo raysal Wasaaraha dowladda Federaalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa gelinkii dambe ee shalay waxaa ay booqasho hal maalin ah si wadajir ah ugu tageen Magaalada Jubba ee Caasimadda dalka dalka Koonfurta Suudaan.
