“Ardeydu Ma Adoomo Meel Lagu Haystaa Yeeli Mayno In Maamulka Dugsiyadu Yidhaahdaan Dukaanka Iskuulka Ku Dhex Yaala Uunba Wax Laga Iibsanaya Walaahi Way Dhamaatay Intii Laysu Dul Qaadanayay”Wasiir Toorno”Daawo Muuqal
March 10, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ardeydu ma adoomo meel lagu haystaa , waar nimankan halkeebay ka imaadeen dadka mayagaa leh , yeeli mayno in maamulka dugsiyadu yidhaahdaan tukaanka iskuulka ku dhex yaala uunba wax laga iibsanaya ( Muse-saacaha) iyo buugaagta , walaahi way dhamaatay intii laysku dul qaadanayay , suuqa xortaa ayuu sharciga dalku waajibiyay”.
Axmed Toorno wasiirka waxbarashada Somaliland.