berberatoday.com
Kenya Oo Sheegtay Inay Fashilisay Weerar Alshabaab La Damacsanaayeen Saldhiga Ciidankoodu Leeyahay
March 10, 2021 - Written by admin

Mugdisho(Berberatoday.com)-Ciidamada Kenya qeybta ka ah AMISOM ayaa sheegay in ay fashiliyeen weerar Alshabaab kusoo qaadeen saldhiggooda Qooqaani ee gobolka Jubbada hoose.

Ciidamada Kenya waxay sheegeen inay dhowr dagaalame oo katirsan Alshabaab ku dileen howlgalka.

Waxay sidoo kale sheegeen in ay qaar kale dhaawaceen islamarkaana ay ka furteen hubkii ay wateen oo isugu jiray qoryaha fudud iyo rasaas.

Muuqaal lagu faafiyay barta twitterka ayaa lagu arkayaa ciidamada Kenya oo dul taagan maydka qof hubaysan oo wajigiisa la daboolay.

Ciidamada Kenya oo Soomaaliya soo galay sanadkii 2011, ayaa waxay ka howlgalaan Jubbaland, waxaana saldhigooda ugu weyn uu ku yaalaa magaalada Dhoobley.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews