Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Kala Diray Shaqaalihii ka Hawlgalayey Wacyi Galinta Kaadh Qaadashada Gobolada Bari
March 10, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooyinka Qaranka Somalland ayaa kala diray gaadiidkii iyo shaqaalihii ka hawglayay goobaha kaadh qaadashada ee gobolada saaxil sool iyo sanaag.
