Nin Somaliya Oo Dariiqyada Dalka Faransiiska Kunool Oo Hoy La,aan Ah,Sharcigii Oo Loo Diiday Iyo Sababta Loogu Diiday Akhriso
March 10, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Nin Soomaali ah oo ku nool dalka Faransiiska ayay danta ku khasabtay in uu ku noolaado waddooyinka dalkaas kadib markii labo dal ka tirsan Yurub ay u diideen inay magangelyo siiyaan, sida ay ku warrantay wakalaadda wararka Turkiga ee Anadolu.
Axmed Maxamed ayaa Anadolu u sheegay in Faransiiska uu diiday in magangelyo uu siiyo kadib markii 2 sano uu sugayay codsi uu dirsaday isla markaana waxaa xoog lagaga saaray xarun la geeyo dadka