Hamed Bakayoko

Ra’iisal wasaaraha Ivory Coast, Hamed Bakayoko, ayaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaal dalka Jarmalka, sida ay shaacisay xukuumadda waddankaas.