Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Cali Mahdi Oo Ku Geeriyooday Caasimada Dalka Kenya Ee Nariobi.
March 11, 2021 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Alle Ha Unaxariistee Waxaa Caawa magaalada nariobi Ee dalka kenya Ku geeriyooday madaxwaynihii hore ee Somaliya cali mahdi Maxamed oo ahaa madaxwaynihii Uhoreeyey ee somaliya yeelato burburkii taliskii siyaad bare ka dib.
